Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Dagaal Kaqarxay Xaduuda ay Wadaan Jabuuti iyo Eritrea
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:318
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:144
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:455
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 11 2008
Dagaal Kaqarxay Xaduuda ay Wadaan Jabuuti iyo Eritrea
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 11 June 2008

Jabuuti,(insidesomalia.org)- Ciidamo kala taabacsan Dowladaha Jibouti iyo Eritrea ayaa maalintii labaad waxay ku dagaalamayaan xadka laba dal u dhaxeeya, gaar ahaan halka la yiraahdo Ras Doumeira oo Waqooyi Bari kaga toosan Dalka Jibouti.

Dagaalkan oo bilowday kadib markii ay dhinaca Jibouti soo galeen Saraakiil iyo Ciidamo dhinaca Eritrea ka soo goostay, isla markaana ay Ciidamada Eritrea oo soo dabagalay ay rasaas u fureen dhinaca Jibouti ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu maanta si xooggan u socdo.

Wararka laga helayo dhinaca Jibouti ayaa waxay sheegayaan in uu soo gaaray khasaare la eg 2 dhimasho ah iyo 20 dhaawac ah, iyadoo aan ilaa iyo haatan aan war ah laga heynin dhinaca Eritrea oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ka soo gaaray.

Ciidamada labada Dowladood ayaa in muddo ah waxay isku horfadhiyeen xadka labada dal, iyadoo labada Dowladoodna ay sheegeen in ay Ciidamada xadka ka jooga difaac ku jiraan, isla markaana aysan weerar ahayn.

Labada Dowladood ayaa waxay Ciidamadooda horay u dagaalameen labo jeer oo hore kadib markii ay Mas’uuliyiinta labada Dowladood isweydaarsadeen eedeymo ku saabsan in ay midba tan kale ku xadgudbeyso.

Madaxda Dawladda jabuuti ayaa waxay wacad kumareen in ay difaaci doonaan sharafta iyo karaamada shacabka reer jabuuti iyo Dalkooda intuba, wasiirka Gaashaan higa jAbuuti ayaa sheegey in Dowladda Eritrea ay ku soo gardarootey ayna iska difaaci doonaan.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >